Siciid Aadan Shirwac, Jaaliyadda MN USA: “Dhibaatooyinka waa Dhalliyarada Iskoolka ka Tagta … kuwa la Laayo ama kuwa Islaaya”

HomeWararka

Siciid Aadan Shirwac, Jaaliyadda MN USA: “Dhibaatooyinka waa Dhalliyarada Iskoolka ka Tagta … kuwa la Laayo ama kuwa Islaaya”

Siciid Aadan Shirwac waxaa uu ka mid yahay Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Maraykanka ee gobolka Minasoota. Siciid waxaa uu Daljir uga waramay xaalada

XULASHADA DALJIR, CABDINAASIR IBRAAHIN & NIMCO MAXAMED, DALJIR GAALKACYO (dhegayso)
Guddoomiyaha gobalka Cayn oo jawaab ka bixiyey dhaliil Puntland loo jeediyeey (dhegayso)
Ciidamadda Amaanka Puntland oo Howlgalo Kawadda Buuraha Calmadow

Siciid Aadan Shirwac waxaa uu ka mid yahay Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Maraykanka ee gobolka Minasoota. Siciid waxaa uu Daljir uga waramay xaalada guud ee Jaaliyada Soomaaliyeed ee halkaas ku nool gaar ahaan dhinaca nolosha, xiriirka kala dhexeeya xildhibaanada Gobolkaas laga soo doorto iyo saamaynta uu jaaliyad ahaan ku yeelan karo Sharciga dhawaan la ansixiyey ee ku saabsan soo galootiga.

Hoos ka dhegayso

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: