Ciidamadda Amaanka Puntland oo Howlgalo Kawadda Buuraha Calmadow

Ciidamadda Amaanka Puntland oo Howlgalo Kawadda Buuraha Calmadow

Ciidamadda sida gaarka ah u tababar ee PSF Ayaa howlgalo lagula dagaalamayo Alshabaab kawadda Buuraha Calmadow ,kadib weraar maalmo kahor lagu qaaday kantaroolka Laga galo Magaaladda Boosaaso ,halkaasg oo lagu dilay 7 qof oo ciidan iyo shacab isugu jirra.

Ciidamadan ayaa la arkayeey iyagoo huubaysan oo Howlgalka kawadda Buuraha Calmadow,waxayna saxaafadda u shegeen in howlgalkan uu yahay mid lagula dagalamayo alshabaab ,isla markaana uu jawaab u yahay weraarkii ay maalmo kahor ku qadeen kantaroolka Boosaaso.

Alshabaab ayaa kordhisay Weraarada ay ka geeysanayo Xarumaha Ciidmaadda Dowladda Puntland gacanta ku hayso ,waxaana Ciidamadu shegeen inay soo Afjari donaan Alshabaab.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com