Wacaal Daray ah: Dagaal Culus oo ka Socda Af Urur una Dhexeeya Puntland iyo Al-Shabaab

HomeWararka

Wacaal Daray ah: Dagaal Culus oo ka Socda Af Urur una Dhexeeya Puntland iyo Al-Shabaab

Isgaarsiinta oo la jaray awgeed ma jiraan warar sugan, laakiin ilo xogogaal ahi waxay Daljir la qaybsadeen in dagaal culus oo gaadmo ah saaka hiirtii

MAANHADAL: Gabagabaynta shirka dhuusamareeb & nooca doorasho ee dalka (dhegayso)
Golaha Wasiirada Puntland oo ku shiray magaalada Badhan ee xarunta maamulka Sanaag
Madaxweynaha Soomaaliya oo Safar Ugu Baxay Wadanka Masar

Isgaarsiinta oo la jaray awgeed ma jiraan warar sugan, laakiin ilo xogogaal ahi waxay Daljir la qaybsadeen in dagaal culus oo gaadmo ah saaka hiirtii hore lagu qaaday fariisin ciidanka Puntland ee Af Urur, aagga Galgala kuna aaddan waqooyiga Ceel Daahir. Khasaare waa jiraa, laakiin warar sugan lama hayo illaa iyo hadda.

Daljir kala soco!

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: