Wasiir Cali Cabdullaahi: “Balliga Gosol oo 4KM kor u Dhaafay waxaan u Iclaaminay Biyoxireen”

Wasiir Cali Cabdullaahi: “Balliga Gosol oo 4KM kor u Dhaafay waxaan u Iclaaminay Biyoxireen”

Wefdi balaaran oo ka socda Dowladda Puntland uuna hogaaminayo Madaweyne Kuxigeenka Puntkand Eng Cabdixakiin Cabdulahi X Cumar Camey ayaa maanta kormeer ku tegay Deegaanka Gosol oo qiyaastii 40km dhanka bari kaxiga Degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal.

Wefdigaan oo ka koobnaa Wsaaradaha Caafimaadka, Deegaanka iyo khubaro Engineera ah ayaa Ujeedada kormeer kiisu ahayd ukuur gelida saamaynta ay ku yeesheen Deegaankaas Biyo aad ubuux dhaafshay Bali weyn oo Gosol  kuyaal Baraago iyo guryo la deganaa oo iyana ay biyuhu qaadeen iyo xauuno la sheegay inay halkaas ka dilaaceen.

Wefdiga ayaa kulamo layeeshay dadka deegaanka Gosol  waxayna dadku wefdiga uga warameen guud ahaan sida xaalku yahay sida uu Daljir usheegay Wasiirka Deegaanka ee Dowlada Puntlad Cali Cabdulaahi Warsame

Wasiirka ayaa dhanka kale kahadlay reer guuraa dhanka Galmudug kasoo hayaamay oo haatan usoo talaabay iyaga iyo xoolohoodiibadhanka Puntland.

Jamaal Faarax Aadan ayaan Wasiir Cali Cabdulaahi Wareystay.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com