MAANHADAL: Gabagabaynta shirka dhuusamareeb & nooca doorasho ee dalka (dhegayso)

HomeWararkaMAANHADAL

MAANHADAL: Gabagabaynta shirka dhuusamareeb & nooca doorasho ee dalka (dhegayso)

Warsaxafadeed kasoo baxay dowladda faderaalka ayaa lagu sheegay in shirka Dhuusomareeb wajigiisii sadexaad lagu soo afjaray magaalada Dhuusomareeb, sh

MAANHADAL: Xorriyadda Sanaag iyo Xaalka Sool (dhegayso|daawo)
TALOKEEN: Talooyinka ku saabsan Fatahaadaha (dhegayso)
Maanhadal: Khilaafka Siyaasadeed ee Puntland iyo saamaynta nabadda iyo jiritaanka Puntland

Warsaxafadeed kasoo baxay dowladda faderaalka ayaa lagu sheegay in shirka Dhuusomareeb wajigiisii sadexaad lagu soo afjaray magaalada Dhuusomareeb, shirkan ayaa la isku raacay doorashada dalka 2020-2021 inay noqoto mid hab deegaan ah, hanaankii 4.5ka ee wax lagu qaybsan jiray , nidaam xisbiyo badan , haddaba side arrimahaasi la isku waafajin karaa? Dhanka kale ka maqnaashiyaha shirka ee Puntland iyo Jubaland maxay saamayn ah doorashada ku keeni kartaa?

Barnaamijka Maanhadal maanta waxaa maanta marti ku ah siyaasiyiin falanqeeya Arrimaha somaaliya.

Wariye Maxamuud Cabdi ibraahim ayaa ka soo jeedinaya Garoowe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: