MAANHADAL: Xorriyadda Sanaag iyo Xaalka Sool (dhegayso|daawo)

MAANHADAL: Xorriyadda Sanaag iyo Xaalka Sool (dhegayso|daawo)

Kulanti wacan oo wanagaan waana maanta iyo MAANHADAL. Barnaamijka Maanhadal waxa uu maanta diiradda saarayaa xorriyadda Sanaag iyo xaalka magaalada Laascaanood.

Su’aalaha la is weydiin doona waxaa kamid: Sanaag in lagala wareego Soomaaliland saameen intee le’eg ayey ku yeelanaysaa xaalka Laascaanood? Maxay Sool ka baran kartaa Sanaag?

Waa Axmed Sheekh Maxamed Tallman oo maanta MAANHADAL  ka soo jeedinaya Garoowe, waxaadna nagala socotaan dhammaan Daljir iyo dunida dacaladeeda.

Dhegayso

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com