Jarriiban iyo Garacad oo Baraaguhu Buuxsameen

HomeWararka

Jarriiban iyo Garacad oo Baraaguhu Buuxsameen

Guddoomiyaha Degmada Jariiban ee Gobolka mudug Maxamed Yuusuf Shirwac oo Daljir uwaramay ayaa sheegay in deegaano dhowr ah oo degmada ka mid ah uu roo

Kulan looga hadlayo qaab-dhismeedka dowladda ee la halmaala dib-u-eegista dastuurka oo ka socda Muqdisho
Puntland: Xilige Bilaamaya Imtaxaanki shahaadiga ahaa ee Fasalada Form fourka
MUQDISHO: Markab ka badbaaday Afduub Burcad badeed oo saaka kusoo xirtay dekeda

Guddoomiyaha Degmada Jariiban ee Gobolka mudug Maxamed Yuusuf Shirwac oo Daljir uwaramay ayaa sheegay in deegaano dhowr ah oo degmada ka mid ah uu roob ka da’ay kaas oo meelaha qaarkood baraagaha buuxshay. Guddoomiyaha ayaa xusay inay jiraan meelo aan weli Roobsan sida Bali-busle, Salax iyo Qalaan-qal.

Guddoomiyaha ayaa ku daray in roobku uusan wax khasaare ah u gaysan dad iyo duunyo toona.

HOOS KA DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: