Dhegayso: Hay’adda HADMA oo Digniin u Dirtay Reer Guraaga Naqraacay iyo Sadaalinta

HomeWararka

Dhegayso: Hay’adda HADMA oo Digniin u Dirtay Reer Guraaga Naqraacay iyo Sadaalinta

Agaasimaha hay'adda ka hortaga masiibooyinka Puntland HADMA Cabdullaahi Axmed Ceyrow ayaa shacabka Puntland uga digay Robaab Ka hooran doona dhulka ay

Galmudug oo bilaabaysa qaadista Canshuuraha
Wasiirka Warfaafinta Jubbaland: “Cawaaqib xumada ka dhalata dhibaatada ay DFS ka waddo gobolka Gedo, waxaa masuuliyadeedda dusha saaran doono Madaxweynaha wakhtigiisu dhammaadka yahay Farmaajo (Warsaxaafadeed)
Farmaajo oo soo saaray wareegto uu ugaga hakinayo dowlada inay gasho heshiisyo

Agaasimaha hay’adda ka hortaga masiibooyinka Puntland HADMA Cabdullaahi Axmed Ceyrow ayaa shacabka Puntland uga digay Robaab Ka hooran doona dhulka ay ka jirto Abaarta xoogan

Cayrow oo caawa Waraysi gaar ah siiyeey Radio Daljir ayaa sheegay in sadaashu ay sheegayso in maalmaha Khamiista iyo Jimcaha la fili karo inay rob xoogan uu ka da’o Gobalada Puntland qaar.

Dadkii reer guraaga ahaa ee u naqraacay degaanada dhawaan nimcada Alle ka hoortay ayuu uga digay in ay xoolaha ay dhibaato ka soo gaarto roobkaas.

Maxamed Lakiman oo ku sugan Daljir Garowe ayuu khadka Taleefanka ugu waramay.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: