Galmudug oo bilaabaysa qaadista Canshuuraha

HomeWararka

Galmudug oo bilaabaysa qaadista Canshuuraha

Wasaaradda Maaliyadda Maamulka Galmudug ay billaabeyso qaadista Canshuur mideysan kaddib markii sida uu sheegay la mideeyay Maamulka Galmudug. Sici

Wasiirka wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo daahfuray imtixaamka shahaadiga ah ee Dugsiga dhexe (Daawo)
MAANHADAL: Dayaca Dekadda Bosaaso & cabashada Ganacsatada (dhegayso)
Wasiirka Cusub Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya oo xilka la wareegay

Wasaaradda Maaliyadda Maamulka Galmudug ay billaabeyso qaadista Canshuur mideysan kaddib markii sida uu sheegay la mideeyay Maamulka Galmudug.

Siciid Siyaad, oo ah Wasiirka Maaliyadda Galmudug ayaa sheegay in canshuurta ay tahay laf dhabarta dowlad walba islamarkaana aysan jirin dowlad shaqeyn karta Canshuur la’aan.

Waxaa uu xusay in isku tashi uu muhiim u yahay Maamulka Galmudug,waxaana uu sheegay in ku takrifal dhaqaale uusan dhici doonin islamarkaana isla xisaabtan dhab ah ay wajihi doonaan Hay’adaha maaliyadda Galmudug.

Heshiiskii Ahlu Sunna iyo Galmudug ay ku midoobeen ayuu sheegay in ay u saamaxeyso in dhamaan degaannada Galmudug laga qaado canshuur mideysan taas oo uu sheegay in maamul ahaan ay si wanaagsan uga shaqeyn doonaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: