Waraysi iyo Warbixin Shiikh Fu’aad iyo Abaaraha Puntland

HomeWararka

Waraysi iyo Warbixin Shiikh Fu’aad iyo Abaaraha Puntland

Gudoomiyaha Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Puntland  Shiikh Fu’aad Xaaji Maxamuud oo maanta waraysi gaar aha siiyay Radio Dajir ayaa waxa uu ka warbixiyay xaaladihii ugu danbeeyay ee abaarta ka jirta deegaanada Puntland, halka ay marayso, iyo xaalka ay ku suganyihiin dad iyo duunyo. Wariye Xasan Heykal ayaa waraystay Guddoomiyaha. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58f399c7010100ff49e0afdb/Shiikh+Fu%2Caad+Xaaji+maxamuud+.mp3

Xildhibaan Jeesoow oo beeniyey in uu fashilmay mooshinkii kadhanka ahaa Gud. Jawaari (dhegayso)
Cabdi Cali Geyre oo ka hadlay suuqa kalluunka Bosaaso iyo saamaynta ka dhalatay
GALMUDUG: Golaha Wasiirada oo Ansixiyay in ay degmo noqoto Xeraale

Gudoomiyaha Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Puntland  Shiikh Fu’aad Xaaji Maxamuud oo maanta waraysi gaar aha siiyay Radio Dajir ayaa waxa uu ka warbixiyay xaaladihii ugu danbeeyay ee abaarta ka jirta deegaanada Puntland, halka ay marayso, iyo xaalka ay ku suganyihiin dad iyo duunyo.

Wariye Xasan Heykal ayaa waraystay Guddoomiyaha. Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: