Xildhibaan Jeesoow oo beeniyey in uu fashilmay mooshinkii kadhanka ahaa Gud. Jawaari (dhegayso)

Xildhibaan Jeesoow oo beeniyey in uu fashilmay mooshinkii kadhanka ahaa Gud. Jawaari (dhegayso)

Xildhibaan Daahir Amiin Jesow oo ka mid ah xildhibaanadii mooshinka ka keenay guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Somaliya ayaa  wareysi gaar ah oo uu siiyey Radio Daljir  ku beeniyey inuu fashilmay mooshinkaasi, wuxuuna sharraxaad ka baxshay waxa dhabta ah oo uu daarran yahay mooshinku.

Xildhibaanka ayaa dhanka kale si kulul u beeniyey warar soo baxay oo sheegaya in kacdoonkoodu la xiriiro xiisadda heshiiska Berbera. Isaga oo jooga Muqdisho ayuu waxa uu u warramay Axmed Sh. Max’ed “Tallman” oo ku sugan studiyeheenna Daljir Bossaso.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com