Nabadda Gaalkacyo Warbaahintu kama aysan Qaadan Door Nabadeed

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Nabadda Gaalkacyo Warbaahintu kama aysan Qaadan Door Nabadeed

Gaalkacyo warbaahintu ma aysan qaadan door nabadeed ama dhexdhexaadin, waxay kala raaceen dhinacyadii loollamayay ee colaadda kulugta lahaa,”ayuu yiri

Cabdisalaam Xaaji Ismaaciil iyo xubintii siyaasadda maanta iyo Soomaaliya (dhegayso)
Wasiir Dhabancad: Waxaan ka hortageynaa in bulshada lagu wareeriyo hannaan doorasho aan weli laga heshiin (dhegayso)
Wasaaradda Amniga DFS: “Mukhtaar Roobow (Abu-Mansuur) iskuma sharrixi karo Madaxweyne Dowladda KG” (war saxaafadeed)

Gaalkacyo warbaahintu ma aysan qaadan door nabadeed ama dhexdhexaadin, waxay kala raaceen dhinacyadii loollamayay ee colaadda kulugta lahaa,”ayuu yiri Burhaan Axmed Daahir, Khabiir Saxaafadeed iyoTababare. Dhageyso oo wax ka ogow sida tababarka USAID iyo ka go’naanshaha weriyayaasha deegaanka ay gacan uga gaysteen soo afjaridda mid ka mid ah colaadihii ugu daba-dheeraa ee Soomaaliya. Nala wadaag dhinacyada kale ee wariyayaasha, haddii la siiyo fursad, ay door togan ka cayaari karaannabadda

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: