Wasaaradda Amniga DFS: “Mukhtaar Roobow (Abu-Mansuur) iskuma sharrixi karo Madaxweyne Dowladda KG” (war saxaafadeed)

War Saxaafadeed caawa (4 Akt 2018) ka soo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha DFS ayaa lagu shaaciyey in Mukhtaar Roobow magaciisa al-Shabaabna yahay Abu-Mansuur ay weli saarantahay cunaqabateyn caalam, uusanna weli fulin dhammaan shuruudihii laga rabay si looga wada qaado cunaqabateynta.

Sidaas darteed Wasaaradda Amniga DFS waxa ay fartay Wasaaradda Amniga Dowladda Koonfur Galbeed in Mukhtaar Roobow (Abu-Mansuur) uu ka reebbanyahay in uu isku sharraxo madaxtinimada Dowladda Koonfur Galbeed.

HALKAN RIIX War Saxaafadeedka Wasaaradda Amniga DFS.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com