Mass Xalay ku cunay Caruur degmadda Xingalool (dhegayso)

HomeWararka

Mass Xalay ku cunay Caruur degmadda Xingalool (dhegayso)

Degmada Xiingalool ee gobolka sanaag degaan u jira 7 KM waxaa xalay bahal xamaarato ah ku cunay laba wiil oo walaalo ah, kuwaas oo daa'dooda lagu qiy

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidamada oo su’aalo laga waydiinayo dilalka ciidamada dowladda ee shacabka
Madaxweyne Farmaajo oo Si Lama Filaan ah Ula Hadlay Dadka Mucaaradsan (daawo)
Baydhabo Golaha Wasiiradda Koonfur galbeed oo amaro cusub la dul dhigay (Sawiro)

Degmada Xiingalool ee gobolka sanaag degaan u jira 7 KM waxaa xalay bahal xamaarato ah ku cunay laba wiil oo walaalo ah, kuwaas oo daa’dooda lagu qiyaasay 7 sano iyo 5 sano.

Radio daljir ayaa xiriir la sameeyey intaas ka dib mid ka mdi ah waxgaradka Magaalad xiingalool ahna Maamulaha shirkada korontada Magaaladda cabdiXakiin Axmed Xasan ayaa u waraamy cXakiin Xusein Xassan oo Qardho jooga wuxuu ugu horeyn weydiiyey sida wax u dhaceen iyo halka caruurtii lagu aasay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: