Madaxweyne Farmaajo oo Si Lama Filaan ah Ula Hadlay Dadka Mucaaradsan (daawo)

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu baaqay dadka mucaarada dowladiisa iney fursad siiyaan oo ay iska daayaan dacaayada ka dhanka ah dowladda.

Dad badan ayaa mucaaradsan dowladda kuwaas oo si weyn looga dareemo baraha bulshadda, laakiin madaxweyne Farmaajo ayaa ubaahan in danta gaar ahaaneed la iska dhaafo oo qof walba uu ka shaqeeyo sidii dalkan mudada dhibka ku jiray sidii loo samatabixin lahaa laga wada shaqeeyo.

DAAWO

https://youtu.be/yWoQkwH8BK0

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com