Mass Xalay ku cunay Caruur degmadda Xingalool (dhegayso)

Mass Xalay ku cunay Caruur degmadda Xingalool (dhegayso)

Degmada Xiingalool ee gobolka sanaag degaan u jira 7 KM waxaa xalay bahal xamaarato ah ku cunay laba wiil oo walaalo ah, kuwaas oo daa’dooda lagu qiyaasay 7 sano iyo 5 sano.

Radio daljir ayaa xiriir la sameeyey intaas ka dib mid ka mdi ah waxgaradka Magaalad xiingalool ahna Maamulaha shirkada korontada Magaaladda cabdiXakiin Axmed Xasan ayaa u waraamy cXakiin Xusein Xassan oo Qardho jooga wuxuu ugu horeyn weydiiyey sida wax u dhaceen iyo halka caruurtii lagu aasay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com