HomeUncategorized

DHEGEYSO-Doorashadii aqalka hoose ee barlamaanka oo dibudhac kuyimi.

Garoowe, Oct 24 2016--Guddiga doorashada Dadban ee heer Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay in mar kale dib u dhac uu ku yimid doorashadii aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya.

DHEGEYSO-Madaxweyne Gaas,*Soomaaliya waxay u baahan tahay isbedel*.
Guddiga wacyigelinta bulshada oo shirkoodii maanta farriimo isugu dhafan feejignaan & hogatusaalayn u diray shacabka Puntland.
Baahin: Khamiis, Sept 01, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Iska-horimaad khasaare gaystay oo Galkacyo ku dhex maray ciidanka amniga ee Puntland & dabley taabacsan Al-shabaab; Puntland oo sheegtay in ay hawlgallo ka fulisay galbeedka Galkacyo, kuna jabisay Al-shabaab; Puntland oo soo bandhigtay walxaha qarxa oo lagu qabtay mid ka mid ah kooxda Atam.

Garoowe, Oct 24 2016–Guddiga doorashada Dadban ee heer Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay in mar kale dib u dhac uu ku yimid doorashadii aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya.

Gudoomiyaha guddigaan Nabaddoon Khalliif Aw-Cali ayaa sheegay doorashadu inay dib u dhigeen saddex cisho oo dambe, isagoo u sababeeyay inaysan beeluhu si buuxda weli usoo gudbin ergadii dooran lahayd xildhibaanada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: