Dhagayso Caawa iyo Daljir Isniin 24 – Oct – 2016 – Wariye Cabdifitaax Cumar Geeddi Daljir Studio Garowe

Garowe, Oct, 24 – 2016 – Halkaan ka dhagayso barnaamijkii fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Garowe, waxaa idinla socodsiinaya wariye Cabdiftiaax Cumar Geeddi, waxaad-na ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka Soomaaliya oo ku salaysan xaqiiq iyo xog’ogaalnimo.

Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com