DHEGEYSO-Madaxweyne Gaas oo si kulul uga hadlay dagaalka Galkacyo.

Boosaaso, Oct 24 2016-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa goor dhaweyd shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso oo uu soo gaaray, wuxuuna shaaca ka qaaday in waxa ka socda Gaalkacyo laga soo abaabulayo magaalada Muqdisho.

Madaxweynuhu wuxuu sheegay in cidda soo abaabulaysay ay tahay xubno ku sugan Muqdisho, wuxuuna arintaasi kutilmaamay mid aan ka imaan Cadaado laakiin ay dabada ka riixayaan shaqsiyaad kusugan magaalada Muqdisho.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com