DHEGEYSO-Doorashadii aqalka hoose ee barlamaanka oo dibudhac kuyimi.

Garoowe, Oct 24 2016–Guddiga doorashada Dadban ee heer Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay in mar kale dib u dhac uu ku yimid doorashadii aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya.

Gudoomiyaha guddigaan Nabaddoon Khalliif Aw-Cali ayaa sheegay doorashadu inay dib u dhigeen saddex cisho oo dambe, isagoo u sababeeyay inaysan beeluhu si buuxda weli usoo gudbin ergadii dooran lahayd xildhibaanada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com