DHEGEYSO-Madaxweyne Gaas,*Soomaaliya waxay u baahan tahay isbedel*.

Muqdisho, Dec 16 2016-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo gaarey magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay Doorashooyinka Soomaaliya iyo Habsami u socodkooda.

Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu sheegay Magaalada Muqdisho in maalmaha soo socdo uu ka furmi doono shirka Madasha Qaran, kaas oo looga hadlayo gaba gabeynta Doorashada 2016-ka iyo Howlaha kale ee harsan.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com