HomeUncategorized

DHEGEYSO-Musharax Faroole,*Xasan Sheekh waa inuu kabaxaa tuhumada laga qabo Galkacyo*

Garoowe, Oct 24 2016--Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole, ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, inuu muujiyo mowqifkiisa dagaalka Galkacyo yimaadana magaaladaasi.

Ehellu-suna oo isku khilaafsan siyaasada dowladda ee ururka iyo maamulka Galguduud (Dhegeyso)
Koonfurta Kuuriya oo sheegtay inay ka hortagayso Waqooyiga Kuuriya.
Haweenka Puntland, Galmudug iyo Ximin iyo Xeeb oo sheegay in laga qadiyey qoondadii baarlamaan.

Garoowe, Oct 24 2016–Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole, ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, inuu muujiyo mowqifkiisa dagaalka Galkacyo yimaadana magaaladaasi. 

Cabdiraxmaan Faroole oo hadda ka mid ah Xubnaha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu si deg deg ah u soo kala dhexgalo Maamulada Puntland iyo Galmudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: