DHEGEYSO-Musharax Faroole,*Xasan Sheekh waa inuu kabaxaa tuhumada laga qabo Galkacyo*

Garoowe, Oct 24 2016–Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole, ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, inuu muujiyo mowqifkiisa dagaalka Galkacyo yimaadana magaaladaasi. 

Cabdiraxmaan Faroole oo hadda ka mid ah Xubnaha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu si deg deg ah u soo kala dhexgalo Maamulada Puntland iyo Galmudug.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com