DHEGEYSO-Dhaawacyada ciidanka Galmudug oo lagaarsiiyey Muqdisho.

Galkacyo, Oct 24 2016–Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay Muqdisho keeneen dhaawacyo isugu jira askar iyo sidoo kale shacab, kuwaa soo ku dhaawacmay dagaaladii maalmihii lasoo dhaafay ka dhacaayay Magaalada Gaalkacyo .

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Maamulka Galmudug Maxamed Xasan Cali,  ayaa sheegay in dhaawacyada la keenay Magaalada Muqdisho ay yihiin kuwii ugu liitay askartii dagaalka kaga dhaawacantay iyo dad shacab ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com