DHEGEYSO-Deegaamo Godobjiraan hoosyimaada oo biyo dhaankii laga joojiyey.

Godobjiraan, Oct 24 2016–Gudoomiyaha Degmada Godobjiran Ee Gobolka Nugaal Yuusuf Maxamed Faarax oo Radio Daljir Xriir la Soo Sameeyay ayaa Ka Hadlay Arima Dhowr ah oo ay ugu Horeyso Hay’ada Biyo Dhaamis Ka Waday Degaano Hoos yimadaa Degmada Godobjiran oo Joojisay Ka Dib.

Yuusuf Maxamed Faarax ayaa ugu baaqay Hay’adihii biyo dhaaminta wadey inay shaqadii halkeedii kasii wadaan maadaama ay jiraaan boqolaal qoys oo asqo u dhimanaya.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com