HomeUncategorized

DHEGEYSO-WR Cumar iyo Madaxweyne Gaas oo garoonka kulan kuyeeshay.

Garoowe, Oct 15 2016--Ra'iisul wasaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kulan kuwada qaatay qolka nasashada ee garoonka Kanooko.

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh oo wax lagga xumaado ku tilmaamay Dagaalkii Kismaayo ka dhacay
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo xafiiskiisa ku soo dhaweeyay Siihayaha Safaaradda Uganda ee Soomaaliya
Xildhibaanada Golaha deegaanka Gaalkacyo oo Guddoomiye ku xigeen cusub doortay

Garoowe, Oct 15 2016–Ra’iisul wasaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kulan kuwada qaatay qolka nasashada ee garoonka Kanooko.

Kulanka ayaa labada mas’uul waxa ay uga wada hadleen sidii loo joojin lahaa xiisadaha colaadeed ee ka aloosan magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug, waxaana ay siwada jir ah ula hadleen warbaahinta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: