HomeUncategorized

AKHRI-Qaramada midoobey oo diidey in Cabdiqaybdiid kamid noqdo aqalka sare.

New York, Oct 15 2016--War qoraal ah oo kasoo baxay qaramada Midoobey ayaa waxaa lagu joojiyey in madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid), kamid noqdo aqalka sare ee Soomaaliya.

AKHRI-Magacyada lix kamid ah xubnaha aqalka hoose oo maanta Garoowe lagu doortay.
Ciidamada dowladda oo la wareegay gacan ku haynta deegaano hoostaga Berdaale ee gobolka Baay
Dhagayso Shacabka Garowe oo ka hadlay Dagaalka Gaalkacyo

New York, Oct 15 2016–War qoraal ah oo kasoo baxay qaramada Midoobey ayaa waxaa lagu joojiyey in madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid), kamid noqdo aqalka sare ee Soomaaliya. 

Qoraalka qaramada Midoobey waxaa lagu sheegay in beesha caalamka iyo madaxda Soomaalidu isku raaceen in habka doorasho ee xilligaani uu ka duwanaado kii sanadkii 2012kii.

Qaramada midoobey ayaa sheegtay in Cabdiqaybdiid uu kaalin kulahaa dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya loona baahan yahay qof aan lahayn taariikhda noocaas ah.

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: