DHEGEYSO-WR Cumar iyo Madaxweyne Gaas oo garoonka kulan kuyeeshay.

Garoowe, Oct 15 2016–Ra’iisul wasaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kulan kuwada qaatay qolka nasashada ee garoonka Kanooko.

Kulanka ayaa labada mas’uul waxa ay uga wada hadleen sidii loo joojin lahaa xiisadaha colaadeed ee ka aloosan magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug, waxaana ay siwada jir ah ula hadleen warbaahinta.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com