DHEGEYSO-Madaxweynaha Puntland oo ka warbixiyey safarkiisii Imaaraadka.

Garoowe, Oct 15 2016–Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay wadanka Imaaraadka Carabta. 

Safarka madaxweynaha waxaa ku weheliyey xubno ay kamid ahaayeen wasiirka cusub ee wasaaradda dekedaha iyo gaadiidka badda Mudane Cabdullaahi Siciid Samatar.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com