HomeUncategorized

Madaxweynaha Puntland oo saaka u safraya Imaaraadka Carabta.

Cadaado, Oct 15 2016--Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka safar shaqo ugu ambabaxaya magaalada Dubai ee wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta.

Baahin: Arbaca, Aug 10, Weriye Madar ~ Daljir ~ Bossaso. 19 maxbuus oo ay ka mid yihiin madaxda gobolka Sool ee Somaliland oo la keenay Garowe; R/wasaare Gaar & Amb. Mahiga oo shir ka yeeshay is-badellada siyaasadeed & amni ee Somaliya; Xubno ka tirsan dawlada Puntland & ciidanka Maxamed S. Atam oo kulamo ku yeeshay gobolka Haylaan; Axmed X. Doonyaale, la-taliyaha M/weyne Faroole ee amniga ayaan ka waraysanay.
Peter de Clercq oo Maanta Kormeeray xeryaha ay ku jiraan Dadka ka soo Barakacay Yemen ee ku sugan Bosaaso
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo M CC Kooshin.

Cadaado, Oct 15 2016–Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka safar shaqo ugu ambabaxaya magaalada Dubai ee wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta.

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa wadanka Imaaraadka Carabta kulamo kula qaadan doona madaxda ugu saraysa dalka Imaaraadka Carabta.

Socdaalka Madaxweynaha ayaa laxiriira sidii labada dhinac a uga wada hadli lahaayeen dardargelinta mashaariicda horumarineed ee laysla meeldhigay safaradii hore ee madaxweynuhu ku tegey wadankaasi.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: