Madaxweynaha Puntland oo saaka u safraya Imaaraadka Carabta.

Cadaado, Oct 15 2016–Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka safar shaqo ugu ambabaxaya magaalada Dubai ee wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta.

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa wadanka Imaaraadka Carabta kulamo kula qaadan doona madaxda ugu saraysa dalka Imaaraadka Carabta.

Socdaalka Madaxweynaha ayaa laxiriira sidii labada dhinac a uga wada hadli lahaayeen dardargelinta mashaariicda horumarineed ee laysla meeldhigay safaradii hore ee madaxweynuhu ku tegey wadankaasi.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com