HomeUncategorized

Baahin: Arbaca, Aug 10, Weriye Madar ~ Daljir ~ Bossaso. 19 maxbuus oo ay ka mid yihiin madaxda gobolka Sool ee Somaliland oo la keenay Garowe; R/wasaare Gaar & Amb. Mahiga oo shir ka yeeshay is-badellada siyaasadeed & amni ee Somaliya; Xubno ka tirsan dawlada Puntland & ciidanka Maxamed S. Atam oo kulamo ku yeeshay gobolka Haylaan; Axmed X. Doonyaale, la-taliyaha M/weyne Faroole ee amniga ayaan ka waraysanay.

Caption ...

Wariye Ahmed Darwiish oo ku Geeriyooday Nairobi
Barnaamij gaar ah oo ku saabsan xuska munaasabada 1-da July ee maalinta Qaranimada Somaliya. [Dhegaysi …]
Mooshin ka dhan ah guddoomiyaha baarlammaanka Soomaaliya oo ka socda Muqdisho.

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: