Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo lagu wado inuu Garoowe yimaado.

Cadaado, Oct 15 2016–Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo shalay gaarey magaalada Cadaado ayaa lafilayaa inuu maanta soo gaaro Puntland.

Ra’iisul wasaaraha ayaa Cadaado kulamo culus lalahaa madaxda maamulka Galmudug oo ay inta badan kawada hadlayeen arrimo quseeya colaada Galkacyo.

Waxaa laga yaabaa in dibudhac kuyimaado socdaalka ra’iisul wasaaraha ee Puntland haddii aysan wax qorshe ah islameeldhigin madaxda maamulka Galmudug.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com