327 Qoys oo kamid ah barakacayaasha Bosaaso oo ka faaiidaystay Mashruuca Xalka Waara (dhegayso+Sawiro)

327 Qoys oo kamid ah barakacayaasha Bosaaso oo ka faaiidaystay Mashruuca Xalka Waara (dhegayso+Sawiro)

Maamulka gobolka Bari iyo kan degmada ayaa maanta magaalada Bosaaso waxa ay si wadajir ah uga daah fureen mashruuca Xalka Waara, kaas oo Guryo loogu dhisayo qayb kamid ah barakacayaasha Bosaaso.

mashruucan ayaa waxaa fulinaysa Hay,da NRC waxaan maalgalinaysa Hay,ada UNHCR.
wariye Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Sawiro.



FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com