HomeUncategorized

30 arday oo ka baxay dugsiyada sare ee Puntland oo waxbarasho jaamacadeed ugu socdaalay Sudan.

Garowe, Dec 05 - Xaflad lagu sagootiyey 30 arday oo ka qalinjabisay dugsiyada sare ee gobollada Puntland, waxbarasho jaamacadeedna ka helay dalka Sud

Guddoomiyaha gobolka Mudug Geesey oo iska fageeyey eedaymo ku saabsanaa in uu ku lug lahaa dilkii wasiirkii warfaafinta Puntland.[Akhris …]
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Cabdifatax Cumar Geeddi.
DHEGEYSO-Bahda waxbarashada Garoowe oo ku biiray gurmadka abaaraha Puntland.

Garowe, Dec 05 – Xaflad lagu sagootiyey 30 arday oo ka qalinjabisay dugsiyada sare ee gobollada Puntland, waxbarasho jaamacadeedna ka helay dalka Sudan ayaa lagu qabtay xarunta wasaarada waxbarashada. Wasiirka waxbarashada ee Puntland Cabdi Faarax Juxa oo la hadlay ardayda ayaa kula dardaarmay in ay gutaan waajibaadka waxbarasho, dhawraan dhaqankooda iyo kan bulshada martigalisay, ayna ogaadaan xilka saaran iyo baahida bulsho ee dad leh waxbarasho sare.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: