Olole Nadaafadeed oo Ka Bilowday Degmada Xaafuun (Sawirro+Waraysi)

Mamulka dagamada xaafuun ee gobolka bari ayaa dagmada xaafuun  waxa ay ka bilaabeen olole nadaafadeed  oo kor loogu qaadayo bilicda magaalada .

ololahan nadaafadeed ayaa waxaa iska kaashaday Hay,ada Seve Childarren, gudiga Caafimaadka ee dagmada xaafuun, Maamulka dagmada iyo bulshada kudhaqan dagmada .

Dhanka maamulka dagmada iyo  shacabka ayaa waxa ay dagmada ka bilaabeen sidii ay uxiri lahaayeen toga wayn ee dagmada dhaxmara kaas oo biyaha roobka ku shuba bada.

DHEGEYSO WARAYSIGA


Hadaba Wariye xasan heykal ayaa gudoomiyaha dagmada xaafuun  yuusuf xasan cali qadka Telfoonka kula xiriiray uguhoreena waxa uu waydiiyay xiliga ay dagmada ka bilaabeeb ololahan nadaafadeed.

SAWIRRO


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Olole Nadaafadeed oo Ka Bilowday Degmada Xaafuun (Sawirro+Waraysi)”

  1. Olole Nadaafadeed oo Ka Bilowday Degmada Xaafuun
    waan so dhawaynayaa
    inta uu qashinku kuu jiro ayuu cudurku kuu jira

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com