Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani

Caawa waxaa la ciyaari doona hal kulan oo ka tirsan koobka Champion League oo ah kan dunida loogu daawashada badan yahay, waxaana wada kulmi doona kooxaha reer Madrid ee Real Madrid iyo Atletico Madrid. Labada kooxood ayaa horay finaalka koobka ugu kulamy sanadkii 2016 iyo sanadkii 2014 markaas oo kooxda Real Madrid ay koobka ku guulaysatay, balse markaan waxay ku kulmayaan Wareega afar dhamaadka.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com