1 92 93 94 95 96 528 1128 / 6335 POSTS
Ciidamadda Dowladda oo shacab ku Rasaaseyeey Gobalka Shabeelaha Hoose (dhegayso)

Ciidamadda Dowladda oo shacab ku Rasaaseyeey Gobalka Shabeelaha Hoose (dhegayso)

Gaari ay saarnaayeen dad shacab ah lagu rasaaseeyay xili uu maraayay gobolka shabeelaha hoose,iyado khasaare uu kadhashay Rasaasta ay ciidamada ku rid [...]
Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho Kulan Kula Qaatay Ergeyga Qaramada Midoobey Ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho Kulan Kula Qaatay Ergeyga Qaramada Midoobey Ee Soomaaliya.

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 08 Nov 2017 waxa uu kulan kula qaatay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdis [...]
Masuuliyinta Jaamacadda Bariga Africa Faraca Boosaaso oo Soo dhaweyn u sameyeey Prof  Khaliif Barre (dhegayso)

Masuuliyinta Jaamacadda Bariga Africa Faraca Boosaaso oo Soo dhaweyn u sameyeey Prof Khaliif Barre (dhegayso)

kulan lagu soo dhawaynayay prof. khaliif barre oo ah lataliyaha Hay'ada WHO dhanka soomaaliya ayaa lagu qabtay jamacada bariga afrika ee Magaladda Bo [...]
Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 25aad

Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 25aad

Hoos ka dhegayso Taxanaha 25aad ee Sheeko Gaaban, Sheekadii ISMADHAANTO. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a0314e8040100944ce5f9a9/She [...]
Xulashada Daljir & Cumar Lakiman iyo Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir & Cumar Lakiman iyo Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo Arbaca ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdirax [...]
Aqoonyahan Cabdirisaaq Xaaji Cali Shirwac :“ Somaliland Ceeldaahir ayeey ka qaadaysa Canshuurta Hadaysan Puntland Wax ka qaban xaalka Somaliland “(dhagayso)

Aqoonyahan Cabdirisaaq Xaaji Cali Shirwac :“ Somaliland Ceeldaahir ayeey ka qaadaysa Canshuurta Hadaysan Puntland Wax ka qaban xaalka Somaliland “(dhagayso)

Xili shalay Barlamaanka Puntland ay Go'aano kaso sareen Xaaladda Gobaladda Sool iyo sanaag oo maalmihii u dambeyeey Maamulka somaliland oloole Doorash [...]
Fariin Ku Socota Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas

Fariin Ku Socota Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas

Waxaan idinku salaamayaa salaanta islaamka 114 Quranka cadadiisa. Dhanbaalkeyga wuxuu ku socdaah reer puntland dal iyo dibadba Gaar ahaan Madaxweynaha [...]
Dhalinyaro Shirweyne Wadatashi ah uga Furmay Magaaladda Gaalkcyo (Sawiro)

Dhalinyaro Shirweyne Wadatashi ah uga Furmay Magaaladda Gaalkcyo (Sawiro)

Gaalkcayo Maanta waxaa ka Furmay Shirweyne dhalinyarada isxilqaamayaasha Puntland Munaasabadda waxaa ka qayb galay Masuuliyiin ay kamid yihiin Duqa d [...]
Guddiga Gurmadka Qarixii Zoobe ee Culumadda Puntland oo Fah Faahiyeey Lacagtay Wareejiyeen (dhegayso)

Guddiga Gurmadka Qarixii Zoobe ee Culumadda Puntland oo Fah Faahiyeey Lacagtay Wareejiyeen (dhegayso)

Puntland ayaa dawlada dhexe ku wareejisay dhaqaale garaya $491,107 Afar boqol sagaashan iyo kow kun boqol iyo todoba dollar taas oo degaanada puntla [...]
RW Xasan Cali Khayre oo Shacabka Sopmaliyeed uga Mahadceliyeey Gurmadkay sameyeen (dhegayso)

RW Xasan Cali Khayre oo Shacabka Sopmaliyeed uga Mahadceliyeey Gurmadkay sameyeen (dhegayso)

Raiisul Wasaaraha Xukumadda Somaaliya Xasan Cali Khayre oo xalay Muqdisho kaga qayb galay Munaasabad dowladda Puntland lacag ku wareejinaysay ayaa she [...]
Saraakisha AMISOM oo ka hadlay Kabixitaankooda Somaaliya & Xaalka Amniga Somaaliya

Saraakisha AMISOM oo ka hadlay Kabixitaankooda Somaaliya & Xaalka Amniga Somaaliya

Taliyaha Guud ee Ciidmaadda nabad ilaalinta AFrica ee AMISOM ayaa ka hadlay kabixitaankooda Somaaliya iyo Xaalka amniga somaaliya siduu noqon doono ,i [...]
1 92 93 94 95 96 528 1128 / 6335 POSTS