Guddiga Gurmadka Qarixii Zoobe ee Culumadda Puntland oo Fah Faahiyeey Lacagtay Wareejiyeen (dhegayso)

HomeWararka

Guddiga Gurmadka Qarixii Zoobe ee Culumadda Puntland oo Fah Faahiyeey Lacagtay Wareejiyeen (dhegayso)

Puntland ayaa dawlada dhexe ku wareejisay dhaqaale garaya $491,107 Afar boqol sagaashan iyo kow kun boqol iyo todoba dollar taas oo degaanada puntla

Abaaro xoogan oo wali lagasoo sheegayo gobalka bari degaano katirsan (dhegayso)
Garoonka Kubadda Cagta Garoowe oo la daahfuray (dhegayso)
Guddiga golaha sare ee (Ahlu Sunnah Waljama’ah)ayaa bulshada ugu hanbalayda dhalashada mawliidka.

Puntland ayaa dawlada dhexe ku wareejisay dhaqaale garaya $491,107 Afar boqol sagaashan iyo kow kun boqol iyo todoba dollar taas oo degaanada puntland laga aruuriyay Waxaana lacagtaan Muqdsho geeyay gudi culima ah oo horay arimahan isugu xilqamay .

Lacagatan oo uu raiisal wasaare Kheyre gudoomay ayaa waxaa maamuli doona gudiga muqdisho geeyay sida uu noo shegay Sheikh Maxamuud Xaaji yuusuf ooo ka mid ah gudiga lacagata Xamar geeyay Wuxuu u waramay Cabdi Xakiin Xusein Xasan ooo Garoowe jooga .

dhegayso Waraysiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: