Ciidamadda Dowladda oo shacab ku Rasaaseyeey Gobalka Shabeelaha Hoose (dhegayso)

Ciidamadda Dowladda oo shacab ku Rasaaseyeey Gobalka Shabeelaha Hoose (dhegayso)

Gaari ay saarnaayeen dad shacab ah lagu rasaaseeyay xili uu maraayay gobolka shabeelaha hoose,iyado khasaare uu kadhashay Rasaasta ay ciidamada ku rideen dadka shacabka ah.

Dhacdadan ayaa ka dhacday inta u dhexeysa Degmooyinka Afgooye iyo Wanlaweyn ee Gobolkaa shabeelaha Hoose ,sida uu Daljir u sheegay Gudoomiye ku xigeenka dhinaca Maaliyadda ee gobalka shabeelaha Hoose.

Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Maaliyadda ee Gobolka Shabeelaha Hoose Cabdifataax Xaaji Cabdulle ayaa daljir uga waemay sidsa ay wax udhceen iyo ciidanka gaystay falkan.

dhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com