Masuuliyinta Jaamacadda Bariga Africa Faraca Boosaaso oo Soo dhaweyn u sameyeey Prof Khaliif Barre (dhegayso)

Masuuliyinta Jaamacadda Bariga Africa Faraca Boosaaso oo Soo dhaweyn u sameyeey Prof  Khaliif Barre (dhegayso)

kulan lagu soo dhawaynayay prof. khaliif barre oo ah lataliyaha Hay’ada WHO dhanka soomaaliya ayaa lagu qabtay jamacada bariga afrika ee Magaladda Boosaaso,iyado masuuliyin katirsan jaamacada Bariga Africa ay ka qayb galeen.

Dhegayso warbixin ay kadiyaarisay Wariye Deeqa Bashiir Maxamuud (Deeqo Ladan)

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com