Aqoonyahan Cabdirisaaq Xaaji Cali Shirwac :“ Somaliland Ceeldaahir ayeey ka qaadaysa Canshuurta Hadaysan Puntland Wax ka qaban xaalka Somaliland “(dhagayso)

Xili shalay Barlamaanka Puntland ay Go’aano kaso sareen Xaaladda Gobaladda Sool iyo sanaag oo maalmihii u dambeyeey Maamulka somaliland oloole Doorasho ay kawadday ayaa waxaa hadaba siyaabo kala duwan uga hadlay aqoonyahanada kaso jeeda gobaladas ,gaar ahaan gobalka sanaag.

Aqoonyahan Cabdirisaaq Xaaji Cali Shirwac oo kamid ah Aqoonyahanadda Puntland ee kaso jeeda Gobalka Sanaag haddana ku sugan London ayaa waraysi uu sinayeey Radio daljir ku sheegay in Barlamaanka Puntland hadalkooda xiligan uusan waxba soo kordhinayn ,isla markaana mar hore looga bahnaa inay ka hadlan arimaha Gobalka.

Wuxuu sheegay in Xiligan ay so dhawdahay Doorashada,isla markaana dowladda uu hogaaminayo Madaxweyne Gaas aysan ka hadlin arrimahaa oo uu ka amuusanyahay arrimahaas,waxaa kale uu sheegay in hadii somaliland sidan kusi socoto in ay qabsan doonto ceeldaahir baaburta kaso baxdana boosaaso canshuur ay ka qaadayso ,isago ku baaqay in wax laga qabto xaalka Puntland.

dhegayso waraysiga oo Xasaasi ah


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com