11-Qof Soomaali ah oo lagu dilay dowlad deegaanka Soomaaliyeed

HomeWararka

11-Qof Soomaali ah oo lagu dilay dowlad deegaanka Soomaaliyeed

11 qof ayaa lagu dilay shalay weerar hubaysan oo lagu qaaday dad Soomaaliyeed oo marayay gobolka Siti ee Soomaali Galbeed. Weerarka ayaa waxaa gays

Shirweynaha Booliska Adduunka oo looga hadlay Dambiyada Maaliyadda
Maxkamada ciidamada Puntland ee Bosaaso oo dil ku xukuntay xubno Daacish iyo Al-shabaab (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso ( dhegayso)

11 qof ayaa lagu dilay shalay weerar hubaysan oo lagu qaaday dad Soomaaliyeed oo marayay gobolka Siti ee Soomaali Galbeed.

Weerarka ayaa waxaa gaystay rag hubaysan oo rasaas ku furay dadkaasi xilli ay gaari la socdeen.

Wasiirka warfaafinta Soomaali Galbeed Cabdulaahi Maxamed Mowliid ayaa kutilmaamay dhacdadaasi mid salka ku hayso muran dhanka dhulka oo soo noqnoqday.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: