Raadreeb
Wareysiyo taariikhi ah, taabanaya taxanayaashii dad, dal iyo dawladeed ee Soomaaliya, leh wixii tagey, tilmaamaya taaganaha hadda iyo timaadada filashadeeda.MUQDISHO: Ciidamadda dowladda oo maanta burburiyeey qaybo kamid ah Suuqa Arjantiin
MUQDISHO | Ciidamadda dowladda oo maanta burburiyeey qaybo kamid ah Suuqa Arjantiin & Ganacsatadda oo Baaq u diray Dowladda | Wariye Waaberi ayaa faah [...]
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo yeeshay Shir laba-geesood ah .
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo khudbad ka jeediyay shirka laba-geesoodka ah ee u dhex [...]
Muqdisho lagu qaban doono shirka Madasha qurbajoogta
Muqdisho: Waxaa Dhawaan Magaalada Muqdisho kaqabsoomi doona. shirka maalgaashiga Qurbajoogta Soomaaliyeed kaas oo ay iska kaashanayaan Bangiga caalami [...]
MUQDISHO | MUNAASABADA BANDHIGA MASHRUUCA KOBCIYE
Munaasabad lagu soo bandhigayey mashruuca kobciye oo ka qabsoontay magaalada muqdisho | Abdirahman Mohamed Waabari
https://youtu.be/7dr4QhygXXk [...]
Xubin ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay Hawlgal kaa dhacay gobolka Bakool
Howlgal qorsheysan oo ay sameeyeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, guutada 9-aad qeybta 60-aad ee gobolka Bakool ayaa lagu dilay Xubin ka tirsan [...]
shir Looga hadlayo Xakameynta Hubka oo Muqdisho ka furmay
Wasiir kuxigeenka Wsaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya C/fitaax Qaasim ayaa manta magaalada Muqdisho wuxuu ka furay Shirweyne looga hadlayo [...]
MUQDISHO | Hal Qof ayaa kudhintay tiro kale waa ay Kudhaawacmeem
https://youtu.be/_uGAYtP9ja4 [...]
LAASCAANOOD: Magaalo mudo gaaban kaga sookabanaysa burburkii maamulka Somaliland kageystey
Laascaanood: Magaalo mudo gaaban kaga sookabanaysa burburkii iyo barakicintii shacab ee maamulka Somaliland ka geystey deegaanka.
https://youtu.be/ [...]
Xamaas oo Weerar oo ku dishay Askar Israa’iil ah
Israa’iil ayaa xirtay marinka Kerem Shalom ee Gaza ka dib markii Xamaas ay gantaallo ka soo gantay aaggaas, kuwaas oo ay ku dhinteen askar Israa’iiliy [...]
Xubintii toddobaad ee guddiga doorashooyinka Soomaliland oo la Ansixiyay
Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta oo Isniin ah ansixiyay xubintii todobaad ee komishinka doorashooyinka.
Saciid Maxamed Cismaan oo dhawaan ay [...]
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Nairobi
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda [...]
Barnaamijka Ganacsiga ee Radio Daljir
Barnaamijka Ganacsiga ee Radio Daljir | by Hodan Abdirisaaq
https://youtu.be/lkskhCjgnyI [...]
Maxaa kala qabsadday eedeysane Sayid Cali & Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka?
https://youtu.be/FtCGq4y7fJ0 [...]
Faadumo oo ahayd Markhaatiga Marxuumad Luul ayaa maanta Maxkamaddu Su’aalo dhowr ah waydiisay.
https://youtu.be/bZdgHSBVd9U [...]
Sayid Cali Adeerkiis: “Wilkaygga innu gubay xaaskiisa Cadeyn ayaa loo bahanyahay”
https://youtu.be/lSMHwEidXt4 [...]
Maxaa ka soo baxay shirka Wasiirka Maaliyada XFS iyo mas’uuliyiinta Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed?
Wasiirka MaaliyaddaXukumadda Federal ka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa Xarunta Wasaaradda Maaliyadda shir muhiim ah kula yeeshay masuuliyiinta iyo m [...]
Maxkamdda Racfaanka gobolka Banaadir oo markale u fadhiisatay dhageysiga Kiiska Ninkii gubay Xaaskiisa
Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa mar kale maanta u fadhiisatay kiiska dacwdadda dilka ah ee loo haysto Sayid Cali Macallin Daa’uud.
Eedey [...]
Not found any post