Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

HomeWararka

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma

Ururka Suxufiyiinta NUSOJ oo cambaareeyey weerarka agaasimaha Guud ee Radio Daljir
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Madaxda Qaranka Soomaliya iyo Amisom oo Isku Raacay Dagaal ka Dhan ah Al-Shabaab (sawiro)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Caabduwaaq ka soojeedinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac.

Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta gayigeena! GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTA AH!

Xulashada Daljir hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • nasraani ahmed muuse 5 years ago

    dilka xalay loo geystay askarigaa ka tirsan booliska gobolka bari waa wax laga xumaado alle ha u naxariisto ehelkiisa samir iyo iimaan alaha kasiiyo

DISQUS: