Xubintii Ciyaaraha: Xulka Puntland Mar Kale Koobka ma Qaadi Karaa? (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha: Xulka Puntland Mar Kale Koobka ma Qaadi Karaa? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Tartankii ciyaaraha gobolada dalka oo Muqdisho ka socda waxaa ay ciyaar xiiso badan dhexmartay xulalka Pun

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Tartanka Real Madrid iyo Barcelona (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Tartankii ciyaaraha gobolada dalka oo Muqdisho ka socda waxaa ay ciyaar xiiso badan dhexmartay xulalka Puntland iyo Koonfur Galbeed oo ku dhamaatay 1-1. Puntland oo difaacanaysa koobka sannadkan hadda uma muuqato mid awood wax-ku-ool ah sanadkan haysa, oo ay mar kale koobka ku qaadi karto.

Dhanka horyaalka Ingiriiska, kooxda Manchester City ayaa waxaa wali horyaal tijaabooyinka adag ee xilli ciyaareedkan ay ku socoto.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

  

  

 

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • War faanka inaga daaya soomaali wa aisku mida puntland, banaadi, jubbaland iyo k. Galbeed tii qaadaaba waa tiii kale. Ayay saaas thy hadana waxaad moodaa in faan iyo islihi ku jirto cayaryowda puntland iyo dadka reer puntland ee cayaaraha ka faaloonaya.

  • Insha allah puntland guul xulka puntland mansha Allah alxamdulilah allahu akbar guul puntland

DISQUS: 0