Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Tartanka Real Madrid iyo Barcelona (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Tartanka Real Madrid iyo Barcelona (dhegayso)

Kulamo ka tirasana horyalka La Liga Spain ayaa la ciyaaray, kulamo kalena waa la ciyaari doona. Kooxda Real Madrid ayaa doonaysa in ay soo yarayso dhibcaha ay Barcelona horyaalka ku huggaaninayso.

Dhanka Lngiriiska waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana koobka England – EFL Cup loo yaqaano, kulamo kalena waa la ciyaari doona.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

       

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com