Site icon Radio Daljir

Xubintii Ciyaaraha: Xulka Puntland Mar Kale Koobka ma Qaadi Karaa? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Tartankii ciyaaraha gobolada dalka oo Muqdisho ka socda waxaa ay ciyaar xiiso badan dhexmartay xulalka Puntland iyo Koonfur Galbeed oo ku dhamaatay 1-1. Puntland oo difaacanaysa koobka sannadkan hadda uma muuqato mid awood wax-ku-ool ah sanadkan haysa, oo ay mar kale koobka ku qaadi karto.

Dhanka horyaalka Ingiriiska, kooxda Manchester City ayaa waxaa wali horyaal tijaabooyinka adag ee xilli ciyaareedkan ay ku socoto.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a3495c4000100c8e46e5c75/Ugooni+ah+webka+radio+daljir_16_DEC_2017.mp3?_=1

  

  

  

  

 

Exit mobile version