Xubintii Ciyaaraha iyo Jabka Real Madrid (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo Jabka Real Madrid (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL -  Share Your World Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsan horyaa

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha: Tottenham 2 – 3 West Ham (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL –  Share Your World

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska, ahaana kulamadii 23aad oo il gooni ah lagu hayey. Kooxdii sannadkii hore ku guulaystay horyaalka ayaa kulan adag ciyaaraysa.

Dhanka horyaalka Spain, kulamo xiiso badan ayaa la ciyaaray, kooxda Real Madrid ayaana guuldarro xanuun badan waxaa u dhigay kooxda Villarreal, oo kaaga daran e marti ku aheyd garoonka caanka ah ee Estadio Santiago Bernabeu.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

  

  

  

  

  

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: