Xubintii Ciyaaraha: Ciyaaraha EUROPA LEAGUE (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha: Ciyaaraha EUROPA LEAGUE (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni Waxaa biloowday ciyaaraha koobka Europa League oo ah koobka labaad ee qaarada Yurub loogu daawasho badan y

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Dembele oo 4 Bilood Dhaawac Muruqa La Fadhin Doonaa (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa biloowday ciyaaraha koobka Europa League oo ah koobka labaad ee qaarada Yurub loogu daawasho badan yahay.

Agaasimaha ciyaaraha ee kooxda Borussia Dortmud ayaa sheegay in uu kalsooni badan ku qabo in ciyaaryahan Marco Reus uu sii joogi doono kooxda illaa iyo dhammaadka qandaraaskiisa.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

        

  

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: